Soomaaliya iyo Mauritania oo kala saxiixday saddex heshiis oo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal
Nouakchott, Mauritania – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan rasmi ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo …